Qeexid
Salaad ka hor weysaysasho.
[-aatay, -aadatay]
f.mg3Salaad ka hor weysaysasho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg weysaqaado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.w
Qeexid: W. ah: waxyaalo diricnimo muujiya oo qof sameeyo, wacdaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Cid weysa qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -aatay, -aadatay
Qeexid: Waano qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -aatay, -aadatay
Qeexid: Wax meel yiil meel kale geysasho.
Qeexid Xigta: Wax milkintooda la wareegid.
Qeexid Kale: Talo, fikrad, dawo iwm ku dhaqmid. 4. U q.: wax si gaar ah u aqoonsasho, u malayn. 5. Naag guursasho. 6. U q.: wax,wax kale ku gudasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld weeso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg weysayso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.lg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: ld waasii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld waasiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]