"Alaabta guriga looga adeegto. ld wiiciyad."
Wadaag:
(-do, m.l) Miisaan dhan 28,35 garaam ama rodol lix iyo toban meelood loo qaybiyey hal meel (1/16 rodol). ld wiiqiyad, wuqiyad.
m.dh
ld wicitaan.
m.f.dh
ld wiqiyad.
ld raaciye.
(-do, m.l) Dad urur siyaasadeed, bulsho, dhaqaale iwm ku midoobey.
Fikrad dibusocodnimo.
ld wicid.
m.l
ld wasaayad.