"Dariiq yar oo isku xira guryo ama aqallo isu dhaw; widwide. ld widwide."
Wadaag:
Erey eyga lagu eryo ama qof lagu ihaa neeyo.
e.d
ld widwid.
m.l
ld wicitaan.
m.f.dh
eeg wiif.
eeg wiiq2.
eeg qadow2.