Qeexid
"eeg wiflee."
"eeg wiflee."
Wadaag:
Orod iyo socod tiro badan samayn.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
.r Erey tilmaama dhawaaqa wax sida wiifowga u wareego.
m.dh.sh
Wadaag:
Wax qiyaasta loo baahan yahay wax u weheliyaan xagga tirada, dhererka, ballaarka, filka iwm ahaansho.
Isla w.: qof cid kale iskala sarreeya ahaansho.
f.mg4
Wadaag: