Qeexid

"Sida wiifowgii u wareeg."

Qeexid Xigta

Aad u orod.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wiif oo kali ah:
  • Waxaa dagaalkaas ku dhaawacmay 3-qof oo dhamaantood rayid ahaa, kuwaasoo rasaas wiifto ah ugu tagtay goobo ay ku sugnaayeen oo ka fog halka lagu dagaalamay.
  • Felix Kulayigye ayaa sheegay in sarkaalka la dilay uu ku dhintay rasaas wiifto ah oo ku dhacday xili uu ka dagaalamayay degmada Boondheere, balse saddexda kale uu dilay hoobiye ku dhacay goob ay uga jireen difaac.