Qeexid
"Geed wareegsan oo fardo qoryo ah iyo kuraas lagu fariisto leh oo carruurta lagu ciyaarsiiyo."
Qeexid Xigta
Kursi meel ka laallaada oo carruurta lagu ruxo.
"Geed wareegsan oo fardo qoryo ah iyo kuraas lagu fariisto leh oo carruurta lagu ciyaarsiiyo."
Kursi meel ka laallaada oo carruurta lagu ruxo.
Wadaag:
Sida wiifowgii u wareeg.
Aad u orod.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Sida wiifowgii u wareegin.
Aad u orodsii.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cudur lo'da ku dhaca oo indhaha iyo afka biyo ka keenaan; cundugul.
m.l
Wadaag:
Inan; kuray; ilmo yar oo lab ah.
Adeege; madiidin; qawsaar.
Isha birtee da; wil.
m.l
Wadaag:
(-rar, m.l) Ciyaarta godootan, xabbad keliya oo god keligeed la dhigay.
m.dh
Wadaag:
(-gag, m.l) Muddo toddoba beri ah oo isku xigta; toddobaad; usbuuc; sitimaan.
m.l
Wadaag:
Cid, arrin iwm wax yeello gaarsiin.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Xumaan uurka la isugu hayo; utun.
Cayaar beeralaydu tumato oo ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka.
m.dh
Wadaag:
Makiinad waxyaalaha culculus lagu qaado, waxay leedahay sal nagi iyo gacan dheer oo wareega oo afkiisa hore xarig ama silsilad gan qaroofan leh oo wax la suro.
Qalab laga sii daayo yeer oo digniin bixiya.
Aalad gu ryaha dabaqyada dhaadheer leh lagu fuulo lagagana soo dego.
m.l
Wadaag: