Qeexid

"Inan; kuray; ilmo yar oo lab ah."

Qeexid Kale

Isha birtee da; wil.

Qeexid Xigta

Adeege; madiidin; qawsaar.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine