Qeexid

"(-rar, m.l) Ciyaarta godootan, xabbad keliya oo god keligeed la dhigay."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wiir oo kali ah:
  • Dhegaysteyaal warkii waa iga dhanyahay, imikana gabaygan waxa inoogu luuqaynaya wiiro-wiiro.
  • Qarka bohosha waxaa taagan cadow nooc kasta leh oo ku wiirsanaya musiibada haysata, kaas oo aan dhibaato mooyee dheef ula dul taagneyn.