Qeexid
"(c.fal.) Harkii kolka qorraxdu dhinacna diiddo."
Qeexid Xigta
Dhibaato kasta oo kulul.
"(c.fal.) Harkii kolka qorraxdu dhinacna diiddo."
Dhibaato kasta oo kulul.
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Nooc shimbirada ka mid ah.
Nooc ciyaaraha ka mid ah; wiiro.
ld wiirawiire.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
(-rar, m.l) Ciyaarta godootan, xabbad keliya oo god keligeed la dhigay.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
Xumaan uurka la isugu hayo; utun.
Cayaar beeralaydu tumato oo ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
Ku w.: cid ku jeesjeesid; ku digasho.
f.mg3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
-saday, -satay
Wadaag:
Codka wiishka.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
eeg wiirso.
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: