Qeexid
"Ku w.: cid ku jeesjeesid; ku digasho."
[-saday, -satay]
wiirs aday
wiirs atay
f.mg3"Ku w.: cid ku jeesjeesid; ku digasho."
Wadaag:
(-rar, m.l) Ciyaarta godootan, xabbad keliya oo god keligeed la dhigay.
m.dh
Wadaag:
Xumaan uurka la isugu hayo; utun.
Cayaar beeralaydu tumato oo ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka.
m.dh
Wadaag:
Wax meel ka dayasho.
U f.: wax si fiican uga fekerid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax la kaydinayo hadba in ku kordhisasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(f.g) Wax meel cuskasho.
(f.mg) Ku t.: wax ku santeecsasho.
(f.mg) Ku t.: kaalmo darteed cid ugu xirraansho.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
Nooc shimbirada ka mid ah.
Nooc ciyaaraha ka mid ah; wiiro.
ld wiirawiire.
m.l
Wadaag:
Sida wiifowgii u wareeg.
Aad u orod.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
(-gag, m.l) Muddo toddoba beri ah oo isku xigta; toddobaad; usbuuc; sitimaan.
m.l
Wadaag:
Inan; kuray; ilmo yar oo lab ah.
Adeege; madiidin; qawsaar.
Isha birtee da; wil.
m.l
Wadaag:
Wax, wax kale ku daba xirasho.
Cid afduubid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(c.fal.) Harkii kolka qorraxdu dhinacna diiddo.
Dhibaato kasta oo kulul.
m.l
Wadaag:
Cid, arrin iwm wax yeello gaarsiin.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Cid arrin xog ka haysa wax weyddiin.
f.lg3
-saday, -satay
Wadaag:
Sida wiifowgii u wareegin.
Aad u orodsii.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: