Qeexid

"Makiinad waxyaalaha culculus lagu qaado, waxay leedahay sal nagi iyo gacan dheer oo wareega oo afkiisa hore xarig ama silsilad gan qaroofan leh oo wax la suro."

Qeexid Kale

Aalad gu ryaha dabaqyada dhaadheer leh lagu fuulo lagagana soo dego.

Qeexid Xigta

Qalab laga sii daayo yeer oo digniin bixiya.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine