Qeexid

"Dharka dumarku xirtaan nooc ka mid ah oo khafiif ah."

Qeexid Kale

Isha birteeda.

Qeexid Xigta

Halka ay iska galaan misigta iyo bawdada.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine