[-ray, -rtay]
wirwir2 ay
wirwir2 tay
"Wakhti qorraxdu aad u kulushahay socosho."
Wadaag:
Dhalanteed.
Socodka la socdo wakhtiga qorraxdu aad u kulushahay.
ld wirwirid.
m.l
ld wirwir1.
m.f.dh
Car! Ma ku dhacda!
e.d
Cid wir ama car ku dhihid.
f.g2
-reeyay, -raysay
Halaq aan wax qaniinin.
ld biriq1.
m.dh
Shimbir la shaqaysa herinta; maras.