Qeexid
"wishaar2 wiiflee f.mg2 1. Sida wiifowgii u wareeg. 2. Aad u orod."
[-leeyay, -leysay]
wishaar2 eeyay
wishaar2 eysay
"wishaar2 wiiflee f.mg2 1. Sida wiifowgii u wareeg. 2. Aad u orod."
Wadaag:
Doon ama markab cusub oo kolkaas dibedda iyo badda loo saaray.
m.l.kh
Wadaag:
Dareen murugo leh la gam'i waayid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Qalab bir ka samaysan oo lagu gooyo qoryaha, birta, dhagaxa iwm. ld miishaar2.
m.dh
Wadaag:
Wax tilmaamid iyadoo farta lagu fiiqayo.
Wax saadaalin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Gabar la aroosay markii ugu horreysay shaash u saarid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dhawraarin maqaar; maro, warqad adag iwm ka samaysan, wax dusha uga dhejin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: