"Qof oo dooq adag leh."
ld waswaas1.
Wadaag:
Dooq adag lahaansho.
ld waswaas2.
f.mg1
-say, -stay
Cid wax kasta oo ay samayn lahayd ka shakisiin.
ld was- waasi.
f.g2
-iyay, -isay
ld waswaasid.
m.f.dh
eeg wiswisi. ld waswaasin.
m.dh