Qeexid
"Biyo culus oo dhanaan yari ku jiro."
Qeexid Kale
ld wayeer.
Qeexid Xigta
Biyo aan xareed ahayn.
"Biyo culus oo dhanaan yari ku jiro."
ld wayeer.
Biyo aan xareed ahayn.
magac / noun
Lab / masculine
Khabar / predicate
Wadaag:
Bahal dugaagga ka mid ah oo dhurwaaga u eg; dhidar.
Cad maro ah oo cad oo madaxa lagu xirto oo astaamaha tiiraanyada lagu muujiyo; hangal.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
(-ro, m.l) (nax.) Ereyo taxan oo micne buuxa leh; yacni wadajirka khabarka iyo mawaadiicdiisa; hawraar.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
/mg1 Weer xirasho.
f.g
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
g (Gudbe) — Gudbe (transitive)
Qeyb: naxwe
-ray, -rtay
Wadaag:
U y.: cid u dhawaaqid si ay u timaaddo.
Nafley dha waaqid.
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
-ray, -rtay
Wadaag:
(-ro, m.dh) (fiis.) Summad A.Waa halbeegga caalamiga (HC) ah eequlqulka danabka. Hal ambiyeer waaxaddiga qulqulka danab ee dhexmaraya labagudbiye oo dherer-dhaaf ah, ahna barbaro,iskuna jira hal mitir ee dulaalaati madhan, kadhex dhaliya xoog le'eg 2x10 (N/Nm).Niyuutan halkii mitir ee dhererkagudbiyaha.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Dhawaaq; cod.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
(-llo, m.dh) Nafley aad u weyn oo labo gees wejiga ku leh, waxaa ku gaashaa man harag aad u qiro weyn una adag.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
(-lo, m.l) Nafley aad u weyn oo labo gees wejiga ku leh, waxaa ku gaashaa man harag aad u qiro weyn una adag.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: