Qeexid

"(-dad, m.l) Cod doorasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wood oo kali ah:
  • Waxayna balanqaadeen inay gacan ka siin doonaan oo ay garab istaagi doonaan murwo sahro shaqooyinka ay u qabanayso dhalinyarada da’da yar ee aan awoodin in ay waxbartaan.
  • Maamulaha Newcastle ayaa laga soo xigtay in uu yidhi; "Waanu kaash-garaynay Lacagtii aanu kula soo wareegi lahayn Wood-gate, waxaanay gacanta ugu jirtaa Leeds.