Qeexid
"Cod cid lago dooranayo bixin. ld wootee."
[-day, -dday]
wood2 ay
wood2 day
f.mg1"Cod cid lago dooranayo bixin. ld wootee."
Wadaag:
(fiis.) Summad P. Dhakhsahahawl lagu qabtay ama ay tamari kugeddisantay P: hawl la qabtay amminta ay kuqaadatay habka caalamiga (HC) waxa lagucabbiraa Waat (Juul halkii seken).
m.dh
Wadaag:
Geed la gooyey xero ka samayn.
Xero, guri iwm afka ka daboolid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Erey duco ah oo madaxda loo dabbaaldegayo lagu yiraahdo; raag!.
e.d
Wadaag:
Dhoobo cad, laga helo dhulka lakabyadiisa hoose ee biyaha u dhaw oo timaha iyo dharka lagu dhaqdo.
m.dh
Wadaag: