Qeexid

"Caleemaha dhirta oo inta enge ga geedka hoostiisa ku soo daata."

Qeexid Kale

Wax walba intooda xun.

Qeexid Xigta

Uurkujir (oogada nafleyda).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

wadar naxwe,

wadar / plural