Qeexid

"Qoryo qallalan oo shidaal gala."

Qeexid Xigta

Qoryo qallalan, jilicsan oo xorshosh ah.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaabo oo kali ah:
  • Ummad waliba waa ay leedahay dad wanaagasan oo mar walbaa ka taliya wanaaga iyo kuwo xun oo had iyo jeer leysaga hayo hangool oo waliba qaarkood xabsiyada loo taxaabo.
  • Markiiba saddex dhaadheer ayay xaabo ku shiteen oo ay saareen Qamandi sidiisii ah oo aan saxar laga goyn.