Qeexid
"ld xaabsasho."
"ld xaabsasho."
Wadaag:
Wax firirsan oo meel wada yaal mar wada qaadasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Caleemaha dhirta oo inta enge ga geedka hoostiisa ku soo daata.
Uurkujir (oogada nafleyda).
Wax walba intooda xun.
m.l.w
Wadaag:
Wax meel yaal mar wada qaadid.
Wax wada dhammayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xaabo cunid (nafley).
Wax qaali ah ama wax aan qaali ahayn, urursasho.
Wax ururin. 4. Qashin iyo wax u eg cunid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Qoryo qallalan oo shidaal gala.
Qoryo qallalan, jilicsan oo xorshosh ah.
m.dh
Wadaag: