Qeexid
Wax firirsan oo meel wada yaal mar wada qaadasho.
[-saday, -satay]
f.g3Wax firirsan oo meel wada yaal mar wada qaadasho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld xaabsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.w
Qeexid: Caleemaha dhirta oo inta enge ga geedka hoostiisa ku soo daata.
Qeexid Xigta: Uurkujir (oogada nafleyda).
Qeexid Kale: Wax walba intooda xun.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Xaabo cunid (nafley).
Qeexid Xigta: Wax qaali ah ama wax aan qaali ahayn, urursasho.
Qeexid Kale: Wax ururin. 4. Qashin iyo wax u eg cunid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld xaabsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Qof cararaya wax daadsan gacan ka buuxsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld xisaabo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Qoryo qallalan oo shidaal gala.
Qeexid Xigta: Qoryo qallalan, jilicsan oo xorshosh ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax meel yaal mar wada qaadid.
Qeexid Xigta: Wax wada dhammayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg xaabso. ld xaabsad, xaabsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg xaabi. ld xaabis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Xoolo wax calalin; baryaqaadid.
Qeexid Xigta: Dad wax calalin. ld raamso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld xaabin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg xaab2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ul, qori iwm su lub ka dhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld saabo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Xaako tufid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Qoryo la shito ururin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Dareen iyo feejignaan qof leeyahay soo jiidasho.
Qeexid Xigta: Qof, hanti uusan lahayn u qiil dayasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: (f.g) Wax dheer, wax gaaban ka dhigasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Codka g.: cod hoos u dhigid.
Qeexid Kale: (f.mg) Ka g.: wax ka tanaasulid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg xaabee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]