Qeexid

"eeg xaadi."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaadin oo kali ah:
  • Arab Moi oo saxafiyiinta kula albaabka hore ee xafiiskiisa ayaa sheegay inuu bilaabi doono dhexdhexaadin uu ka dhex sameeyo dhinacyada isku haya siyaasada Somalia, uuna ku qancin doono inay si wadajir ah amaanka dalkooda amaan ugu soo dabaalaan.
  • Wararka hoose ee soo baxaya ayaa waxay tilmaamayaan in Sheekh Xasan Daahir uu maalinta Talaadada ah gaarayo dalka Yemen, halkaasoo uu ka furmi doono shirka lagu dhexdhexaadinayo dhinacyada Isbahaysiga Asmara.