Qeexid
"Meel joogid (qof); jooge."
Qeexid Xigta
Haatan.
"Meel joogid (qof); jooge."
Haatan.
Wadaag:
Qof meel ku sug naan ama tegid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dad meel jooga si loo ogaado kan maqan iyo kan jooga, magac yadooda yeerin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax la qoray, ganka iyo xaadda ka xiirid, ka gurid; tifaftirid; salaaxid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax la xaadiriyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Ul, qori iwm su lub ka dhigasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Xaqa iyo sharafka wax leeyihiin oo aan la marin, loo diido; tixgelis la'aan; dulleyn; quursi; yasid. ld xaqiraad.
m.l
Wadaag:
Meel wasakh ka nadiifin.
Nafley baabi'in.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag: