Qeexid
"Qof meel ku sug naan ama tegid."
[-ray, -rtay]
xaadir2 ay
xaadir2 tay
f.mg1"Qof meel ku sug naan ama tegid."
Wadaag:
Dad meel jooga si loo ogaado kan maqan iyo kan jooga, magac yadooda yeerin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax la qoray, ganka iyo xaadda ka xiirid, ka gurid; tifaftirid; salaaxid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax la xaadiriyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(juqr) Bar ku dhisan aragtida aan sababaysnayn ee laga helo samada gudaheeda, taas oo lid ku ah fuqa.
m.l
Wadaag:
Ul, qori iwm su lub ka dhigasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Dhar jilicsan oo qurxoon qaalina ah oo duntiisa ay samayso diirdiirxariireedu.
(-ryo, m.dh) Summad idaha dhegaha looga dhigo oo labo alif ah.
m.dh
Wadaag:
Qof aan hanti lahayn noqosho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Meel wasakh ka nadiifin.
Nafley baabi'in.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Wax xarig iwm ku qabasho, ku guntid.
Cid xabsi gelin.
Albaab qataarid. 4. Hawl meel ka socotay joojin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: