Qeexid

"Dad meel jooga si loo ogaado kan maqan iyo kan jooga, magac yadooda yeerin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaadiri oo kali ah:
  • Kulamada baarlamaanka DF ayaa baaqday dhowr jeer, iyadoo ay xaadiri waayeen inta badan mudanayaasha ku sugan Muqdisho, iyadoo furitaankii shirka lagu weydiiyay Madaxweyne Sh.
  • Ra'iisulwasaare ku xigeenka ahna wasiirka Tamarta iyo shidaalka C/waaxid Cilmi Goonjeex ayaa isagu soo xaadirin halkii dhaartu ka jirtay isaoo Jabuuti ku sugnaa waxaa sidoo kale ka maqnaa goobta dhaartu ka dhacday 3 wasiir oo Muqdisho ku sugan.