Qeexid
"Ul, qori iwm su lub ka dhigasho."
[-saday, -satay]
xaads aday
xaads atay
f.g3"Ul, qori iwm su lub ka dhigasho."
Wadaag:
Wax la qoray, ganka iyo xaadda ka xiirid, ka gurid; tifaftirid; salaaxid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax maqan daydayasho (qof).
Wax meel lagu ogaa ka doonasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax firirsan oo meel wada yaal mar wada qaadasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Cid dhibaato haysata darteed uga faa'iideysasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax siraadsasho; saraadasha; wax xun isu saa-din.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Ku m.: qof ku dheeldheelid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Dad meel jooga si loo ogaado kan maqan iyo kan jooga, magac yadooda yeerin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof meel ku sug naan ama tegid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Meel wasakh ka nadiifin.
Nafley baabi'in.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag: