Qeexid

"Qashin biyo fadhiya ama socda soo tufaan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaafood oo kali ah:
  • Isla markiiba waxaa isu ekaaday cirkii iyo dhulkii oo kabihii ciidanku waxay quusayeen daad xaafood dul sabbaynayey.