Qeexid

"(-do, m.l) (dii.) Haaweenay xajinayso ama xajisay."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaajiyad oo kali ah:
  • Hadii aan tusaale ku siiyo walaalkaa adiga oo ah 19 jir ilaa 21 jir maad jecleysateen in uu guusado xaajiyad-khamsiin ama timo udgoon 52 jir ah.
  • Dadka sida weyn uga dhex muuqda dhaqdhaqaaqa ganacsiga caanuhu waxay guud ahaan u qaybsamaan laba kooxood oo kala ah: dadka leh baabuurta xaajiyadaha ah ee caanaha daabula iyo kooxda kale oo ah dadka iska leh caanaha la iibgeynayo.