Qeexid

"(-ooyin, m.l) Arrin; xaal; talo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaajo oo kali ah:
  • Waxa uu sheegay in si aan kala sooc laheyn ay isaga iyo Madaxweynaha diyaar uga wada yihiin la xaajoodka kooxaha mucaaradka Dowladda.
  • Soomaalidaa hore uga maah-maahaday oo tiri “xaajo nin la toosani nin la tuur leh”.