Qeexid

"La x.: cid arrin kala doodid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaajoo oo kali ah:
  • Waxa kale oo uu sheegay inuu kala soo xaajooday, xidhiidh ganacsi oo ay wadaagaan Somaliland iyo suudaan, isagoo xusay in diyaaradaha Suudaan ay iman doonaan Hargeysa.
  • Gudoomiye Axmed Max'ed Burkuus ayaa sheegay in kulankaasi ay kasoo baxeen go'aano loo dhan yahay kuwasi oo ay horgeyn doonaan maamulka magaalada Mandheera si ay kala xaajoodaan qaabka ugu fudud ee xayiraada lagu qaadi karayo.