Qeexid
"(-amay, -antay; -ami) La x.: cid arrin kala garramid."
"(-amay, -antay; -ami) La x.: cid arrin kala garramid."
Wadaag:
La x.: cid arrin kala doodid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Xoolo caatoobid; weydoobid.
f.mg1
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Wiil iyo gabar cayaar (kaftan) isaga horimaansho.
f.mg1
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Ciyaarta godadowga ciyaarid.
f.g1
Wadaag:
(xujay/-iyo, m.dh) (dii.) Nin muslim ah oo waajibaadkii xajka gudanaya ama gutay.
m.l
Wadaag:
La x.: cid arrin kala doodid.
Dan dhammaysasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
X. ah: nin wax garad ah oo xaajo murugtay ka garnaqa.
m.l.kh
Wadaag:
Nin waxgaradnimo iyo waayo-aragnimo isku darsaday.
m.l
Wadaag: