Qeexid
"eeg xaakoo."
"eeg xaakoo."
Wadaag:
Dhacaan adag oo afka ka soo baxa oo ka yimaada oogaada xuubabkeeda jilicsan kolka ay bukoodaan.
m.dh
Wadaag:
(-nno/-immo, m.dh) Gar yaqaan ama qaalli maxkamad u jooga in uu dadka u garnaqo.
Qof aan eex samayn.
m.l
Wadaag:
Meel wasakh ka nadiifin.
Nafley baabi'in.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag: