Qeexid
Cid sharafteeda wax loo dhimay wax siin ama raalligelin.
[-iyay, -isay]
f.g2Cid sharafteeda wax loo dhimay wax siin ama raalligelin.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg xaalmari.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ilmo si uu u saxaroodo majasaarid.
Qeexid Xigta: Cariish dhiriq marin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof u abaalgudid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Canaan kulul cid u jeedin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: La x.: cid arrin la dhammaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hanti la siiyo qof sharaftiisa wax loo dhimay.
Qeexid Xigta: (axwaal, m.dh) Arrin; xaajo.
Qeexid Kale: ld xaalad. Sida lagu suganyahay; sah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld xawlmariid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Xubnaha ragga.
Qeexid Xigta: Uurkujir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xididdo waaweyn oo surka ku yaal midkood coobe. ld xawlalmariid xawo1 m.dh Biyaha laboodka; mino; shahwo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: Dhulka engegay ama nabaad guuray oo daaqii ka dhammaaday.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Dhul daaq ka dhammaasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld xaal1 (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: eeg abaalmari. ld abaalmaris.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-qyo, m.dh) Orgi caato ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg xaar2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg xaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-nno/-immo, m.dh) Weel, fidsan, godan, wareegsan oo badanaa caw ka samay san oo badarka lagu haadiyo ama lagu kala saaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg xaari.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Wax ama cid danayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld abaalmarin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]