Qeexid
"Dhulka engegay ama nabaad guuray oo daaqii ka dhammaaday."
"Dhulka engegay ama nabaad guuray oo daaqii ka dhammaaday."
Wadaag:
La x.: cid arrin la dhammaysasho.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Hanti la siiyo qof sharaftiisa wax loo dhimay.
(axwaal, m.dh) Arrin; xaajo.
ld xaalad. Sida lagu suganyahay; sah.
m.l
Wadaag:
Cid sharafteeda wax loo dhimay wax siin ama raalligelin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Meel wasakh ka nadiifin.
Nafley baabi'in.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Waa x.: adduunyadu waa sida! xaalayn m.f.dh eeg xaalee.
e.d
Wadaag:
(-do ..., m.l) (fiis.) Xaalad loo adeegsado qiimaha looga qiyaas qaato cabbirrada kul-daynaamikada.
m.dh
Wadaag: