Qeexid

"Dhul xaaluf ka dhigid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaalufi oo kali ah:
  • Dhirtay xaalufiyaan, hadhootana dhaliyaan nabad guur iyo abaaro.
  • Waxa ka mid ah wasakhowga hawada, wasakhowga biyaha, roobka asiidha leh, walxaha sunta ah, xaalufinta keymaha (deforestation), tafiir-go'a xayawaanka duurjoogta ah, nabaadguurka carada iyo kuwo kale oo badan.