Qeexid
"eeg xaaluf2."
"eeg xaaluf2."
Wadaag:
Dhulka engegay ama nabaad guuray oo daaqii ka dhammaaday.
m.l.kh
Wadaag:
Hanti la siiyo qof sharaftiisa wax loo dhimay.
(axwaal, m.dh) Arrin; xaajo.
ld xaalad. Sida lagu suganyahay; sah.
m.l
Wadaag:
Wax dayac ka ilaalin.
Cashar, Quraan iwm kor ka bara sho.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
La x.: cid arrin la dhammaysasho.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag: