Qeexid

"Wax xaaqid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaar oo kali ah:
  • Waxay goob joogayaashii qaar kamid ahi isweydiinayeen: sidee loo dhigaa hadalka Saciid Faarax oo dhinac ka tilaamay khatarta weyn oo dhabta ah oo Amxaaro dalka lakenaa la imaan karto, dhinaca kalena subag iyo malab dusha ka marinaya kenisteda.
  • Qudubi: Aga, waar mayee Amxaaro ishaydu ma qaban, haddaan Iidoorku Amxaaro ahayn.