Qeexid
"(-rar, m.l) Saxaro."
"(-rar, m.l) Saxaro."
Wadaag:
Meel qashin ka nadiifsasho.
Wax meel yaal wada qaada sho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Ilmo si uu u saxaroodo majasaarid.
Cariish dhiriq marin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
La bixidda gabar la guursanayo xoog lagula baxo. ld xambaarid.
m.l
Wadaag:
Geed-abaareed weynaada oo laf adag oo qoryihiisa wax lagu dhisto.
(-rro, m.dh) Naqash.
m.l
Wadaag:
(-nno/-immo, m.dh) Weel, fidsan, godan, wareegsan oo badanaa caw ka samay san oo badarka lagu haadiyo ama lagu kala saaro.
m.l
Wadaag:
Wax aan shareecadu banayn oo xalaal ka dhigin; booli.
m.dh
Wadaag: