Qeexid
"Wax la xaaraameeyey ahaansho."
[-snaa, -snayd]
xaaraamaysan naa
xaaraamaysan nayd
f.mg4"Wax la xaaraameeyey ahaansho."
Wadaag:
Wax karaamo leh ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la xaaraameeyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la xakameeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax aan shareecadu banayn oo xalaal ka dhigin; booli.
m.dh
Wadaag:
Wax aad u ordaaya ahaansho.
Wax aad u raran ahaansho (gaadiid).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax xaaraan ka dhigid. ld xaaraantimee.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Wax baraare ku jira ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Waxastaan loo yeelay ahaansho. ld astaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
samaysan oo korka gano wax xagta ku leh oo birta iwm lagu simo ama lagu afeeyo.
Wadaag:
Wax xad loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: