Qeexid

"Meel qashin ka nadiifsasho."

Qeexid Xigta

Wax meel yaal wada qaada sho.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaaro oo kali ah:
  • Shacabku maanta aqbalimaayo in ay Amxaaro dul dhigto cabburis iyo caddaadis ka foolxun kaa hore.
  • Garaad Ciid oo hadalkiisa sii wata wuxuu yiri: "Waxaan Dowlada Puntland kula talinayaa in dhamaan hadii la is afdhaafo ama la kala fikir duwanaado loo gogol xaaro xal in laga gaaro."