Qeexid

"Oori, afo."

Qeexid Kale

X. ah: wax tabardaran; maato. 4. X. ah: qof carruur badan leh oo hanti yar.

Qeexid Xigta

(-sas, m.l) Carruurta iyo haweeney la qabo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaas oo kali ah:
  • Maxamed waxa uu guursaday ilaa iyo 28 jeer, waxa uuna leeyahay ilaa 35 wiil & gabdho aan tiradooda la cayimin, gabarta ugu weyn waa 24 jir canugga ugu yar waa 3 jir ( xiligaas 2007) waxa uuna qabaa afar xaas.
  • Bille: Mudane’ Waxaa idin horyaal hawlo badan, marka maxaa ilaa hadda ka qabateen waxaas oo dhan?