Qeexid
"(-ooyin, m.l) (c.nafl.) Mid ka mid ah noocyo badan oo xayawan yar ah sida moolaska, oo leh jidh jilicsan, wax lugo ah aan lahayn, caadi ahaanna qalfoof adag leh. Xaaxeeyadu socod ahaan, aad ayey u gaabisaa."

magac / noun
Dheddig / feminine
Wadaag:
Geed yar oo laamo dhuudhuu ban oo caano iyo xanjo wanaagsan leh.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
Mawjadaha badda ka soo butaaca oo xeebta soo gaara halka ay ka noqdaan.
Biyo badeed oo ciidda xeebta galgalanaya iyagoo xumbaynaya.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: