Qeexid

"Dhareer is-haysta oo layiig ah oo xuubabka jilicsan oo oogada ka yimaada, ka soo go'a; balqan."

Qeexid Kale

Ukunta biyeheeda cad. 4. Harag jilicsan oo sida sibraarka u samaysan oo biyaha lagu dhaansado.

Qeexid Xigta

Biyo badan oo xalliban ah oo mandheerta iyo ilmaha dhalanaya la socda.

Wadaag: