Qeexid

"ld xabaalid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xabaal oo kali ah:
  • Dadkii ku dhintay gaarigaasi ayaa maanta lagu aasay xabaalaha Khayr seexay ee magaaladda Garoowe halka kuwii dhaawaca ahaana lagu daaweynayo Isbitaalka Guud ee Garoowe.
  • “Waa laga qurux badan yahay in dadka dhintay xabaalaha laga soo toosiyo, magaca marxuum Cigaal ee Madaarka loo bixiyayna waa sharci ah oo Baarlamaanka ayaa ansixiyey,” ayuu yidhi Agaasime Maxamed Faarax Xirsi.