Qeexid

"Laab; gaaddo; shaf."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xabad oo kali ah:
  • Dhanka kale dagaalkaan iyo mid shalay isla magaalada Muqdisho ka dhacaty ayaa waxaa ay ku soo beegmayaan xili xabad joojin ay mar kale ku kala saxiixdeen Dalka Jabuuti dhinacyada Dowlada Faderaalka Soomaaliya iyo isbahaysiga dibu xoreynta garbka Jabuuti.
  • Hase ahaatee, waxaa jirey warar sheegayey in dagaalku uu socoday ilaa iyo laga gaadhayey waqtiga kama danbeysta ah ee xabad joojinta loo qabtey.