Qeexid
"(-shyo, m.dh) Addoon; bidde."
"(-shyo, m.dh) Addoon; bidde."
Wadaag:
Jajab yaryar, aan waxtar lahayn oo dhuxusha ka jajaba.
Jajab kastoo ka hara qori la qoray ama wax la mid ah.
m.l.u
Wadaag:
(-bko, m.l) Dhacaan geedaha qaarkood ka yimaada ama laga liso oo kolkii uu neecaawda dareemo isqabsada oo adkaada.
Hunguriga cad meesha curtu ku taal; cune; dig.
m.dh
Wadaag:
Si dhakhso ah oo kala daadsanaani ku jirto oo loo socdo. ld kabax kabax.
m.dh
Wadaag:
Xoolo iyadoo aan la nasin socod dheer oo aan kalago' lahayn wadid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhareer is-haysta oo layiig ah oo xuubabka jilicsan oo oogada ka yimaada, ka soo go'a; balqan.
Biyo badan oo xalliban ah oo mandheerta iyo ilmaha dhalanaya la socda.
Ukunta biyeheeda cad. 4. Harag jilicsan oo sida sibraarka u samaysan oo biyaha lagu dhaansado.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Walax qoyan oo jiidma oo laga soo daayo xuubka malaaska. Xabku a) wuxu daafacaa xuubka; b) wuxu sahlaa socodka wixii dul maraya xuubka oo wuxuu ka dhowraa xoqniinka; c) wuxuuna qaadaa ensaymyada.
m.l
Wadaag: