Qeexid
"eeg xabbaar2."
"eeg xabbaar2."
Wadaag:
(-do, m.l) Saanadda buntukha laga rido middeed; rasaas.
Cudur dadka ku dhaca; waraabow.
Wax keli ah; mid. 4. (-do, m.l) Iniin.
m.dh
Wadaag:
Naasley dheddig oo dhalaysa xab bururin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cid xabbad ku ridid.
Wax hal hal ka dhigid.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag: