Qeexid
"eeg xabbisan. ld xabbis naansho."
"eeg xabbisan. ld xabbis naansho."
Wadaag:
Wax xabsi la geliyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
eeg kebbisan. ld kabbis naan, kabbisnaansho, kebbisnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
(-syo, m.dh) Dadka dembiga gala, meesha lagu xiro oo lagu hayo; xarig. ld xabsi.
m.l
Wadaag: