Qeexid
"(daaw.) Codka dadka oo qeex naantu ka ba'do ama si fiican u soo bixi waaya, dalqada iyo cunaha oo wax gaareen darteed."
"(daaw.) Codka dadka oo qeex naantu ka ba'do ama si fiican u soo bixi waaya, dalqada iyo cunaha oo wax gaareen darteed."
Wadaag:
Cid xabeeb u yeelid.
Cid xiijin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax xabeeb yeeshay noqosho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax xabeeb yeeshay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(c.nafl.) Walax isjiidanayso oo ay ku dhiijiyaan unugyada “goblet” xuub xabeedka korkiisa si uu u ilaaliyo una subko, iyo si uu u soo dabo bakteeriyada, saxarrada boodhka iwm.
m.dh
Wadaag:
Cudur lo'da iyo carruurta ku dhaca oo nabarro afka ugu yeela, dhareerna ka keena.
m.l
Wadaag:
Nafley astaamihii dheddigga iyo labkaba leh.
Xayawaan ama geed ubaxley ah oo xubnaha taranka ee dheddigga iyo labkaba leh.
m.l
Wadaag:
Dhareer is-haysta oo layiig ah oo xuubabka jilicsan oo oogada ka yimaada, ka soo go'a; balqan.
Biyo badan oo xalliban ah oo mandheerta iyo ilmaha dhalanaya la socda.
Ukunta biyeheeda cad. 4. Harag jilicsan oo sida sibraarka u samaysan oo biyaha lagu dhaansado.
m.l
Wadaag:
(-bo, m.l) Daliig dhul ah oo cammuud iyo sabbaax leh oo bad dhinaca ku haysa.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (baay.) Lakab nudo ah oo ka kooban ibitiiliyam ay tiiriyaan nudo isku-xidhayaal. Ibtiiliyamka dhexdiisa waxa laga heelaa unugyo goblet oo gaar ah, kaas oo guudka kaga dhiijiya xab, ibitiiliyamkuna badanaa waxaa uu leeyahay gan. Xuub xabeebku wuxuu ku dhereere ranyahay moqorrada jidhka ee xidhiidhka la leh dibadda sida mariinka cuntada iyo ma riinka hawada.
m.l
Wadaag: